RW Khayre oo kulan la qaatay Guddiga loo xilsaaray dhameystirka barnaamijka SMP4

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa kulan la qaatay guddiga loo xil-saaray dhamaytirka barnaamijka deyn cafinta dalka oo maraya wajigiisii afaraad (SMP4). Shirka oo looga hadlay dardar gelinta dadaallada loogu jiro cafinta daynta lagu leeyahay dalka ayaa guddigu waxa ay Ra’iisul Wasaaraha ugu soo bandhigeen tallaabooyinka ay qaadeen, natiijooyinkii kasoo baxay kulamadii … Continue reading RW Khayre oo kulan la qaatay Guddiga loo xilsaaray dhameystirka barnaamijka SMP4